Qeexid
H. ah: jid weyn oo aan lahayn dhagxan, geedo, godad iwm. ld haloodi.
H. ah: jid weyn oo aan lahayn dhagxan, geedo, godad iwm. ld haloodi.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
f.mg1
Qeexid: Dad badan hees wada qaadid.
Qeexid Xigta: Ku h.: wax jid weyn, toosan oo aan dhib lahayn marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld haloosiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld haloosin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: ld haloosi1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax hoos u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Midab madow oo dabku ku reebo wax gubtey.
Qeexid Xigta: Kulka ololka dabka ka soo baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld galow. Meesha godan ee ay iska galaan luqunta iyo sakaarka; dhuun, rubad.
Qeexid Xigta: H. ah: waddo haloosi ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka waxsoosaarka iyo faa'iidadaba dad gaar ahi leeyahay. ld hantigoosad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Neef geel dhedig ah oo curtay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld halabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld halacsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg aloos.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Tirada eber iyo laba u dhexeysa; kow.
Qeexid Xigta: Eray; hadal.
Qeexid Kale: H. ah: Wax isku duuban ama wada jira. 4. Meel; xag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld halqabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-nno, m.dh) (kiim.) Urur curiyayaal ah (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayayaasha) oo ka kooban foloriin, koloriin, boromiin, ayoodhiin, iyo curiyaha cimriga gaaban ee astatiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]