Qeexid Xigta
ld halqaad1 (2).
ld halqaad1 (2).
Wadaag:
Hog u banneynta shax la degey hog loo baneeyo si loo ciyaaro.
ld halqaadid.
m.l
Wadaag:
Shax la degey si loo ciyaaro hog u banneyn.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-nno, m.dh) Daboolka birta canjeerada ama laxooxda.
m.l
Wadaag:
ld handad 1, hanfadid. eeg handad
2. ld haddidid.
m.f.dh
Wadaag:
Ku h.: qof in uu hadal guro u adeegsasho.
Ku h.: wax, wax kale tilmaan ugu qaadasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: