Qeexid
"(-nno, m.dh) Daboolka birta canjeerada ama laxooxda."
"(-nno, m.dh) Daboolka birta canjeerada ama laxooxda."
Wadaag:
Ku h.: qof in uu hadal guro u adeegsasho.
Ku h.: wax, wax kale tilmaan ugu qaadasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Hog u banneynta shax la degey hog loo baneeyo si loo ciyaaro.
ld halqaadid.
m.l
Wadaag:
Shax la degey si loo ciyaaro hog u banneyn.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Abuurka miraha qaarkood oo ka kooban hal beer.
m.l
Wadaag:
Albab wax la handaraabay ahaansho
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Dabada (qanaanta) fardaha.
Wax walba kan ugu wanaagasan oo ugu qurux badan.
(u) Kalluunka biyaha iskiis uga soo booda.
m.l
Wadaag: