Qeexid
(-cyo, m.dh) Abuurka miraha qaarkood oo ka kooban hal beer.
(-cyo, m.dh) Abuurka miraha qaarkood oo ka kooban hal beer.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Labada fuq ee isle'eg, xalleefsan, isku aabburan oo miruhu leeyihiin middood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hog u banneynta shax la degey hog loo baneeyo si loo ciyaaro.
Qeexid Xigta: ld halqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Shax la degey si loo ciyaaro hog u banneyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ku h.: qof in uu hadal guro u adeegsasho.
Qeexid Xigta: Ku h.: wax, wax kale tilmaan ugu qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Daboolka birta canjeerada ama laxooxda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld halqabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld halqaad1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Daal iyo kala daadsanaan la kulmid.
Qeexid Xigta: Wax ka dhergid.
Qeexid Kale: Weel biyo sii deyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Uumi kulul.
Qeexid Xigta: Olol.
Qeexid Kale: H. ah: qof hamuun gorayo leh ama aad u cir weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Daal iyo kala daadsanaan wax ku yimaad.
Qeexid Xigta: Dhereg.
Qeexid Kale: Biyo ceel ama weel ku raagey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld halqabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -lici) Wax dhaldhalaalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Baaq uu ku dhawaaqo ninka halgamaha ahi marka uu ugaar soo dilo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.sh
Qeexid: .r H. dheh: cod lagu muujiyo dhaldhalaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld halalicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg halqabso. ld halqabsad, halqabsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dabada (qanaanta) fardaha.
Qeexid Xigta: Wax walba kan ugu wanaagasan oo ugu qurux badan.
Qeexid Kale: (u) Kalluunka biyaha iskiis uga soo booda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]