Qeexid
"Shax, dhagax la qaaday mid u dhow ka dab qaadid."
[-cay, -cday]
halraac2 ay
halraac2 day
f.g1"Shax, dhagax la qaaday mid u dhow ka dab qaadid."
Wadaag:
Qof ama wax, wax lagu salladay ahaansho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Daal iyo kala daadsanaan la kulmid.
Wax ka dhergid.
Weel biyo sii deyn.
f.mg1
Wadaag:
Haweeney ummushay dhimasho. ld ummulraaco.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
(f.g) Dad ama xoolo abkood iyo isirkood baarid.
(f.mg) Dad iyo xoolo firkood raacid.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
Dhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeelan.
m.dh.u
Wadaag: