Qeexid
"Cutubyo xiddigo ah oo midkiiba ka koobanyahay toddoba xiddigood oo la kala yiraahdo haltoddobaadyo weyn iyo haltoddobaadyo yar. ld haltoddobaaddo."
"Cutubyo xiddigo ah oo midkiiba ka koobanyahay toddoba xiddigood oo la kala yiraahdo haltoddobaadyo weyn iyo haltoddobaadyo yar. ld haltoddobaaddo."
Wadaag:
(t.j) Tirada jagaale, keeda u dhigma toddobada.
Toddoba beri oo isku xigta.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Joornaal, wargeys iwm oo toddobadii beri mar soo baxa.
m.l
Wadaag:
Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma toddobaatan.
Sannada-ha u dhexeeya toddobaatanka iyo siddee-tanka. ld toddobaatamaad.
m.l.t
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Warqad turub oo ay ku sawiranyihiin toddoba calaamadood.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Wax sida dhisme iwm oo hal tiir kaliya leh.
m.l
Wadaag: