Qeexid
"ld halwasho."
"ld halwasho."
Wadaag:
Baaq uu ku dhawaaqo ninka halgamaha ahi marka uu ugaar soo dilo.
m.l
Wadaag:
Wax dab ku madoobayn ama ku midabayn.
Wax la iibinayo qiimahooda mid ka yar ku gadid.
ld qalwi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku h.: Wax, wax ka weyn ku dhex shubmid ama ku dhex dhicid.
f.mg3
-waday, -watay
Wadaag:
Caado xun, waxyeello leh oo aan si sahlan lagu dhaafi karin.
Balwo.
m.dh
Wadaag:
Cunto macaan oo laga sameeyo sankor, subag, warango, bur iwm oo la cuno.
m.dh
Wadaag:
Tirada eber iyo laba u dhexeysa; kow.
Eray; hadal.
H. ah: Wax isku duuban ama wada jira. 4. Meel; xag.
m.l
Wadaag: