Qeexid
"Miro qolof ka saarid. ld halwin (1)."
"Miro qolof ka saarid. ld halwin (1)."
Wadaag:
Wax dab ku madoobayn ama ku midabayn.
Wax la iibinayo qiimahooda mid ka yar ku gadid.
ld qalwi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xaalad waxyeello weyn keenta.
H. ah: khatar ah (meel).
m.dh
Wadaag:
Ku h.: Wax, wax ka weyn ku dhex shubmid ama ku dhex dhicid.
f.mg3
-waday, -watay
Wadaag:
Baaq uu ku dhawaaqo ninka halgamaha ahi marka uu ugaar soo dilo.
m.l
Wadaag:
K. ah: Beer la gooyay xabbad xabbad badar ah oo haray.
ld kalwin.
m.l
Wadaag:
Tirada eber iyo laba u dhexeysa; kow.
Eray; hadal.
H. ah: Wax isku duuban ama wada jira. 4. Meel; xag.
m.l
Wadaag: