Qeexid
"Mushkilo xallinteeda kari waayid. ld hamaanso (3)."
[-nay, -ntay]
hamaan2 ay
hamaan2 tay
f.mg1"Mushkilo xallinteeda kari waayid. ld hamaanso (3)."
Wadaag:
Nin naxariis daran oo xalaal iyo xaaraan isugu mid tahay. ld haamaan.
m.l.kh
Wadaag:
Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
Weel weyn oo bir ama shamiinto ka samaysan oo biyaha iyo shidaalka lagu kaydsado.
m.dh
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax illoobid. ld hilmaan2.
f.g1
Wadaag:
Hurdo ama caajis awgiis af la kala qaadid.
Naftii baa ka h. satay: wuu dhintay.
ld hamaan2.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Dhawr geeddi oo aan kala go' lahayn meel fog ugu guurid.
f.mg1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid.
f.mg1
Wadaag:
Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin.
Cid ceebeyn.
f.g1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax dib u dhacay ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
Maalinta la joogo.
M.ta: beriga.
M.ta layl: maalinta oo idil. 4. M.tii saddexaad: maalintii saddexaad. 5. M.tii hore: maalmihii la soo dhaafay. ld maantay.
m.dh
Wadaag: