Qeexid
"Hurdo ama caajis awgiis af la kala qaadid."
Qeexid Kale
ld hamaan2.
Qeexid Xigta
Naftii baa ka h. satay: wuu dhintay.
[-saday, -satay]
hamaans aday
hamaans atay
f.mg3"Hurdo ama caajis awgiis af la kala qaadid."
ld hamaan2.
Naftii baa ka h. satay: wuu dhintay.
Wadaag:
Mushkilo xallinteeda kari waayid. ld hamaanso (3).
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Nin naxariis daran oo xalaal iyo xaaraan isugu mid tahay. ld haamaan.
m.l.kh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.
m.dh
Wadaag:
Wax yar ku raali noqosho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku a.: cidammaano u dhiibasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Neef irman cid ka ammaaneysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Badar haldhan kala bixid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cid waxay nasiib u heshay ku qancid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Madaxa iyo gacmaha hoos u laallaadsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: