Qeexid
"Hurdo degdeg uga soo boodid; baraarugid."
[-ray, -rtay]
hambaabir ay
hambaabir tay
f.mg1"Hurdo degdeg uga soo boodid; baraarugid."
Wadaag:
Ku h.: hawl waqti isku dhaafin.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Qof marinka toosan ka weecin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hadal xambaarsan shucuur farxad leh oo loo jeediyo cid heshay ama soo hoyisay wax lagu farxo.
m.dh
Wadaag:
Hurdo si degdeg ah uga soo boodid naxdin darteed; baraarugid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof hunguri xun oo meelaha raqdu taal aan laga waayin. ld hamboraac.
m.l
Wadaag:
Kalluunku meesha uu ka neefsado oo dhegaha ka hooseysa.
m.l
Wadaag: