Qeexid
"Ku h.: hawl waqti isku dhaafin."
[-say, -stay]
hambaas2 ay
hambaas2 tay
f.mg1"Ku h.: hawl waqti isku dhaafin."
Wadaag:
Hurdo degdeg uga soo boodid; baraarugid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nafley aan korriimo fiican helin noqosho.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Wax yasid.
Cid cabsi gelin.
Cid nijaaseyn.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Hadal xambaarsan shucuur farxad leh oo loo jeediyo cid heshay ama soo hoyisay wax lagu farxo.
m.dh
Wadaag:
Hurdo si degdeg ah uga soo boodid naxdin darteed; baraarugid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Imtixaan gudbid. Tus. “Cali, imtixaankii wuu baasay”.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Qof hunguri xun oo meelaha raqdu taal aan laga waayin. ld hamboraac.
m.l
Wadaag:
Cid hambalyo u jeedin.
f.mg2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Kalluunku meesha uu ka neefsado oo dhegaha ka hooseysa.
m.l
Wadaag:
Cunto la cunayo qaar reebid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Ciid budo ah oo dabayshu kiciso.
H. ah: jimic (xoolo).
m.l
Wadaag: