Qeexid
"Hurdo si degdeg ah uga soo boodid naxdin darteed; baraarugid."
[-ray, -rtay]
hambabar ay
hambabar tay
f.mg1"Hurdo si degdeg ah uga soo boodid naxdin darteed; baraarugid."
Wadaag:
Qof hunguri xun oo meelaha raqdu taal aan laga waayin. ld hamboraac.
m.l
Wadaag:
Hadal xambaarsan shucuur farxad leh oo loo jeediyo cid heshay ama soo hoyisay wax lagu farxo.
m.dh
Wadaag:
Ku h.: hawl waqti isku dhaafin.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Hurdo degdeg uga soo boodid; baraarugid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Roobka deyrta ugu horreeya.
Bilaha soomaaliga mid ka mid ah. ld habar-eri.
m.dh
Wadaag:
Kalluunku meesha uu ka neefsado oo dhegaha ka hooseysa.
m.l
Wadaag:
Cid hambalyo u jeedin.
f.mg2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag: