Qeexid
Qof hunguri xun oo meelaha raqdu taal aan laga waayin. ld hamboraac.
Qof hunguri xun oo meelaha raqdu taal aan laga waayin. ld hamboraac.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Qof hunguri xun oo meelaha raqdu taal aan laga waayin. ld hambaraac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld is-hambarraacin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax in yar oo ka hartay si tashiil la'aan ah u dhammayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Hurdo si degdeg ah uga soo boodid naxdin darteed; baraarugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg is-hambarraaci. ld is-habarraacis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hambasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hambabar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Ku h.: hawl waqti isku dhaafin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Shax, dhagax la qaaday mid u dhow ka dab qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld hiraaci2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qaadid shax la halqaaday mid u dhow la qaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: ld hiraaci1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hambaasid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hambee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ceeb weyn oo ka timaada fal xun ee uu qof sameeyey.
Qeexid Xigta: Jac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Warmooge; suufi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hambo. ld hambad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid maaweelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld hiraacin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hadal xambaarsan shucuur farxad leh oo loo jeediyo cid heshay ama soo hoyisay wax lagu farxo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]