Qeexid

"Cunto la cunay inta weelka lagu reebo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hambo oo kali ah:
  • Marka adiga iyo dadka sidaada oo kale runta ka indha-qarsada waxaan u arkaa, yaxaas hambo ka baxsatay u barooranaya.
  • Marka adiga iyo dadka sidaada oo kale runta ka indha-qarsada waxaan u arkaa, yaxaas hambo ka baxsatay u barooranaya.