Qeexid
"Xantoobo cunto ah af ku shubasho."
[-baday, -batay]
hambo2 aday
hambo2 atay
f.g3"Xantoobo cunto ah af ku shubasho."
Wadaag:
Cid waddadahabboon ka lumid.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag:
Qof hunguri xun oo meelaha raqdu taal aan laga waayin. ld hambaraac.
m.l
Wadaag:
Wax la soo tuuray ka leexasho. ld gabbo.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag:
Cunto la cunayo qaar reebid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
.r H. dheh/ h. siin: cod lagu muujiyo cantuugo aad u weyn samayn.
m.dh.sh
Wadaag:
Hurdo si degdeg ah uga soo boodid naxdin darteed; baraarugid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hadal xambaarsan shucuur farxad leh oo loo jeediyo cid heshay ama soo hoyisay wax lagu farxo.
m.dh
Wadaag:
Ku h.: hawl waqti isku dhaafin.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag: