Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
hameen
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hameen oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `hameen`
haween
Qeexid
Dheddigga dadka guud ahaan; dumar.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.u
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
habeen
Qeexid
habeen firfircoone m.l (-nayaal, m.l/dh) Noolayaasha firfircoon habeenkii; xayawaanka noocan ahi wuxuu cuntadiisa raadsadaa habeenkii.
Wadaag:
habeen
Qeexid
(-nno, m.dh) Waqtiga u dhexeeya kolka qarraxdu dhacdo iyo kolka ay soo baxayso. ld hameen.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
habeen
Qeexid
habeen firfircoone m.l (-nayaal, m.l/dh) Noolayaasha firfircoon habeenkii; xayawaanka noocan ahi wuxuu cuntadiisa raadsadaa habeenkii.
Wadaag:
ham
Qeexid
.r H. dheh/ h. siin: cod lagu muujiyo cantuugo aad u weyn samayn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh.sh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
haramee
Qeexid
Beer caws xun ka gurid.
Wax nijaasayn.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
heen
Qeexid
Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo.
Hoore yar oo weel salkiis ku haray.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
heen
Qeexid
Subagga fuudka ama maraqa.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
hargaamee
Qeexid
Si nac ku jiro qof wax u yeelid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
hamro
Qeexid
Cid waxtarkeeda u hagar bixid la'aan.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
hamsa
Qeexid
/dh (nax.) Shibbane dhawaaqyada hadalka ka mid ah; waa aamus yar, wuxuuna dhashaa kolka xargaha codku si degdeg ah u xirmaan oo xiisadda dabaysha u joojiyaan, degdegna u furmaan; astaan-tiisu waa ('). ld hamse, hamso.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
hamuu
Qeexid
Digir duban oo marka la karinayo aan si fiican loo bislayn. ld hamuu'.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.u
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
hamse
Qeexid
ld hamsa
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
hamso
Qeexid
ld hamsa.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
hamag
Qeexid
ld amag.
(sh.r) Cod lagu muujiyo dhicitaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
hambo
Qeexid
Cunto la cunay inta weelka lagu reebo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
hambo
Qeexid
Xantoobo cunto ah af ku shubasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: