Qeexid
ld himir.
ld himir.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh.sh
Qeexid: .r H. dheh/ h. siin: cod lagu muujiyo cantuugo aad u weyn samayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Badar haldhan ka saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof cunto yar oo hamuun lagu bi'iyo siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -raday, -ratay
Qeexid: Cid waxtarkeeda u hagar bixid la'aan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld hamsa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cunto yar oo hamuunta la isaga bi'iyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Murugo iyo walaac la kulmid.
Qeexid Xigta: Ku h.: wax had iyo jeer ku fekerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg haldhami. ld haldhamis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid Xigta: Hadal aan micno lahayn. ld xamxam.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: hamuu' m.l.u ld hamuu.
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax si aad ah loo jecelyahay qalbi ku hayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld amag.
Qeexid Xigta: (sh.r) Cod lagu muujiyo dhicitaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Murugo iyo walaac ka dhasha arrin murugsan.
Qeexid Xigta: Niyad, laab. ld qammi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Hurdo degdeg uga soo boodid; baraarugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Digir duban oo marka la karinayo aan si fiican loo bislayn. ld hamuu'.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cunto la cunay inta weelka lagu reebo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Xantoobo cunto ah af ku shubasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld haldhamin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld hamsa
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Gelinta wax khatar la geliyo.
Qeexid Xigta: Dhibaato weyn oo wax loo gaysto.
Qeexid Kale: ld hawirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]