Qeexid
"(juqr.) Nooc ka mid ah lamaddegaanka, gaar ahaan Saxarada woqooyi Afrika. Lamaddegaanka h., dhulka dushiisu sida badan waxay ka kooban tahay dhadhaab qaawan, oo dabayshu ay ka qaadday bataaxda iyo boorka."

Wadaag:
(-yo, m.dh) Dhaxan aad u badan oo markay timaado geedaha qalajisa. ld haamadday.
m.l
Wadaag:
Murugo iyo walaac ka dhasha arrin murugsan.
Niyad, laab. ld qammi.
m.l
Wadaag:
Murugo iyo walaac la kulmid.
Ku h.: wax had iyo jeer ku fekerid.
f.mg1
Wadaag:
.r H. dheh/ h. siin: cod lagu muujiyo cantuugo aad u weyn samayn.
m.dh.sh
Wadaag:
Nagaar dhulka ku faalala oo dhala miro yar yar, dhanaan oo la cuno. ld hammuude.
m.dh
Wadaag:
Wax walaac iyo murugo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Geed yar oo dhulka ku faalala oo miro la cuno dhala. ld hammuudo.
m.l
Wadaag: