Qeexid
"Qof hammuun qaba ahaansho."
[-mnaa, -mnayd]
hamuuman naa
hamuuman nayd
f.mg4"Qof hammuun qaba ahaansho."
Wadaag:
Digir duban oo marka la karinayo aan si fiican loo bislayn. ld hamuu'.
m.l.u
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nagaar dhulka ku faalala oo miro yaryar, dhannaan oo la cuno leh.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) (fiis.) Summad: Lm. Halbeegga caalamiga ee burqad iftiimeedka, loona qeexo burqadka iftiinka ee ka soo kaaha bar iftiin oo itaalkeedu yahay hal kandeela (cd), una baahaya hab toobineed leh xagal adke oo ah hal istaraadiyan. Sidaas awgeed, 1 lm = (1/4O)cd.
m.l
Wadaag:
Qof cunto yar oo hamuun lagu bi'iyo siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nafley meel ku xoonsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Sugid la'aanta la sugi waayo cunto dab saaran ama bisil hamuun awgeed. ld hamuungorayo.
m.l
Wadaag:
Ku sh.: nafley badan meel isugu ururid.
f.mg1
-uumay, -uuntay
Wadaag:
.r H. dheh/ h. siin: cod lagu muujiyo cantuugo aad u weyn samayn.
m.dh.sh
Wadaag: