Qeexid

"Rabitaan saa'id ah oo cunto loo qabo aroortii."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hamuun oo kali ah:
  • Dagaalkan, ayaa daba socday dagaalo xalay iyo shalay ka dhacay deegaanaadaas oo ay labada dhinac ku loolamayaan gacan ku hayntooda, iyadoo la dareemayo dhaqdhaqaaqyo u muuqda in koox walba ay hamuun u qabto dagaalo cusub.
  • Dugaaggu wuxuu u hamuun qabey hilbaha darayga ah ee dadka. wax walba meel xun baa laga eegayay, wax walbana si silloon baa loo fiirinayay.