Qeexid
"Qof cunto yar oo hamuun lagu bi'iyo siin."
[-ray, -rtay]
hamuuntir2 ay
hamuuntir2 tay
f.g1"Qof cunto yar oo hamuun lagu bi'iyo siin."
Wadaag:
Digir duban oo marka la karinayo aan si fiican loo bislayn. ld hamuu'.
m.l.u
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nagaar dhulka ku faalala oo miro yaryar, dhannaan oo la cuno leh.
m.dh
Wadaag:
Sugid la'aanta la sugi waayo cunto dab saaran ama bisil hamuun awgeed. ld hamuungorayo.
m.l
Wadaag:
Qof hammuun qaba ahaansho.
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag: