Qeexid

"Isla weynaan aan kibir ku jirin; qab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga han oo kali ah:
  • Mareykanka ayaa waxay uga digeen dadkiisa inay wax macaamil ah la yeeshaan xubnahan la magacaabay, iyadoo la xusuusto in Mareykanku uu horay ugu daray Al-shabaab liiska ururada Argagaxisada ah ee caalam.
  • Waxanu la tashanay wasaaradda arrimaha gudaha iyo xisbiyada qaranka.