Qeexid
"Cunidda boolida."
Qeexid Xigta
(-no, mdh.) Qof boolida cuna.
"Cunidda boolida."
(-no, mdh.) Qof boolida cuna.
Wadaag:
(-ddo/-dyo, m.dh) Nin karti iyo hufnaan dheeraad ah isku darsaday; diric.
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Dhuunta meesheeda hoose oo godan; galaw; halaw.
m.l
Wadaag:
Carjawda ka soo fiiqan cunaha ragga.
Qof hadalka shigshiga.
m.l
Wadaag:
H. ah: qof filka mas'uu-liyad lagu hanan karo gaaray; tabargal.
Diric, geesi.
ld hanaqaadid.
m.l
Wadaag:
Qof fil uu mas'uuliyad ku hana karo gaari; tabargalid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: