Qeexid

"(-ddo/-dyo, m.dh) Nin karti iyo hufnaan dheeraad ah isku darsaday; diric."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hanad oo kali ah:
  • Totti Oo Dhaawac uga Maqnaanaya xulka Talyaaniga otti Mid ka mid ah ciyaaryahanada furaha u ah ciyaaraha Talyaaniga ayaa dhaawac soo gaadhay awgeed ciyaaraha uga fadhiyay kulamada Xulka Talyaanigu ay la leeyihiin kooxaha Yugulaafiya iyo Wales.
  • Labada gool ee shacabku heleen waxaa u kala dhaliyay ciyaaryahanada lagu magacaabo; Awliyo iyo Jaylaani.