Qeexid

"Danaano; hiilo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hanano oo kali ah:
  • Ta kale ictiraafkuna waa wax inaga inagu xidhan, waxaan ugu horaysa awellan inaynu dalkeena hanano oo qabyada ku jirta ka saarno, ka dibna aynu cadaalad iyo sinaan isku maamulo, isla markaana aynu ka takhalusno musuqmaasuqan meel walba lafa-jebiyey.
  • Tii xoriyad doonkeenu ku dhisnaana waxay ahayd in aynu hanano dhulkeena oo ka taagno dawlad qaranimadeena qotomisa.