Qeexid

"ld hanfad 1, hanfaf. (-dyo, m.dh) Hinqasho, boodid."

Qeexid Kale

ld handadid.

Qeexid Xigta

ld haddidid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga handad oo kali ah:
  • Ruun maalintii xigtay waxay u keentay Bilan dhar, kabo iyo shandad ay ku ridato dhar iyo wixii kale.
  • Toddobaad kala aamusnaan ah kadib wuxuu galabtii dambe yimid Najiib gurigii oo aanay joogin Luul iyo inankiisii yaraa, markii uu weydiiyay inantii guriga joogtayna waxay u sheegtay in ay qaadatay shandadeedii iyo inankiiba oo ay gurigoodii tagtay.