Qeexid
Albab wax la handaraabay ahaansho
[-bnaa, -bnayd]
f.mg4Albab wax la handaraabay ahaansho
Fal / verb
f.mg1
Labdhedig: -aabay, -aabtay
Qeexid: Albaab handaraab gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) Bir albaabada lagu qataaro qufulkana lagu xiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Albaab handaraab ku xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg handaraabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg handaraaban. ld handaraabnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg handaraab2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld handaraab naan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: (f.g) Qof u cagajuglayn.
Qeexid Xigta: (f.mg) Bootin fudud nafley dagaal maagani boodid.
Qeexid Kale: (f.mg) Qof hurda nixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hanfad 1, hanfaf. (-dyo, m.dh) Hinqasho, boodid.
Qeexid Xigta: ld haddidid.
Qeexid Kale: ld handadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Eedeynta cid wax ayna qabin oo ay ka gubanayso lagu eedeeyo.
Qeexid Xigta: Ceebayn cid loo jeediyo. ld haaraamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin.
Qeexid Xigta: Cid ceebeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isla weynaan aan kibir ku jirin; qab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh Xaalad nafsaani ah oo qofka ku qasabta waxa uu jecelyahay in uu falo. Tus. “Cali naaguhuu handabo ku qabaa”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid sasin. ld hanfadi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax habaar ku dhacay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: eeg handadi. ld hanfadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: ld handad 1, hanfadid. eeg handad
Qeexid Xigta: 2. ld haddidid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax habaar ku dhacay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: ld hanqaaran2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hanqaarmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]