Qeexid
"eeg handaraabo."
"eeg handaraabo."
Wadaag:
Albab wax la handaraabay ahaansho
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-byo, m.dh) Bir albaabada lagu qataaro qufulkana lagu xiro.
m.l
Wadaag:
Albaab handaraab gelin.
f.mg1
-aabay, -aabtay
Wadaag:
Albaab handaraab ku xirasho.
f.mg3
-bay, -btay
Wadaag:
eeg hullaabo. ld hillaabad, hillaabasho, hullaabad.
m.f.dh
Wadaag: