Qeexid
"Cunto yar qadada ama cashada ka hor sii cunid."
[-stay, -satay]
hanfaafurrays tay
hanfaafurrays atay
f.g3"Cunto yar qadada ama cashada ka hor sii cunid."
Wadaag:
eeg hanfaafurray-so. ld hanfaafurraysad, hanfaafuraaysi.
m.f.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Cunto yar oo qadada ama cashada ka hor la cuno. ld hanfaafurro.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax ku dhegid.
(f.g) Wax gacan ku hayn.
(f.mg) U h.: wax, wax u malayn. “Cali waxaan u haystaa in uu wanaagsanyahay”. 4.(f.mg) U h.: cid wax u qabsasho. 5. (f.mg) Isu h.: cid wax aanay ahayn ismoodid. 6. (f.mg) La h.: cid xiriir fiican la yeelasho. 7. (f.mg) La h.: hees, war iwm dhegeysigooda dhegta u raaricin.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Qof illow shiinyo badan oo fudud hanfadi f.g2 (iyay, -isay) ld handadi.
m.l
Wadaag:
Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Illaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. ld handad1.
m.l
Wadaag:
Bixid, argagixid. ld anfariir2.
f.mg1
-iiray, -iirtay
Wadaag:
Cabsiin, nixin. ld anfariiri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(juqr.) Dabayl kulul oo qallalan oo ka soo dhacda meelaha dulaha ah una soo dhacda xeebaha, gaar ahaan dalka koonfurta Afrika; waxaana ay dalkaas ka dhacdaa xilliga jiilaalka. Hanfigu wuxuu dhulka Soomaalida ka dhacaa xilliga xagaaga, waxaanu ka dhacaa Xeebta Badda Cas, sida Berbera iyo Jabuuti.
m.l
Wadaag: