Qeexid
"(-ooyin, m.l) Cunto yar oo qadada ama cashada ka hor la cuno. ld hanfaafurro."
"(-ooyin, m.l) Cunto yar oo qadada ama cashada ka hor la cuno. ld hanfaafurro."
Wadaag:
Cunto yar qadada ama cashada ka hor sii cunid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg hanfaafurray-so. ld hanfaafurraysad, hanfaafuraaysi.
m.f.dh
Wadaag:
Illaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. ld handad1.
m.l
Wadaag:
Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Qof illow shiinyo badan oo fudud hanfadi f.g2 (iyay, -isay) ld handadi.
m.l
Wadaag:
Bixid, argagixid. ld anfariir2.
f.mg1
-iiray, -iirtay
Wadaag:
Cabsiin, nixin. ld anfariiri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(juqr.) Dabayl kulul oo qallalan oo ka soo dhacda meelaha dulaha ah una soo dhacda xeebaha, gaar ahaan dalka koonfurta Afrika; waxaana ay dalkaas ka dhacdaa xilliga jiilaalka. Hanfigu wuxuu dhulka Soomaalida ka dhacaa xilliga xagaaga, waxaanu ka dhacaa Xeebta Badda Cas, sida Berbera iyo Jabuuti.
m.l
Wadaag: