Qeexid
"Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad2."
[-day, -dday]
hanfad2 ay
hanfad2 day
f.mg1"Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad2."
Wadaag:
Illaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. ld handad1.
m.l
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Qof illow shiinyo badan oo fudud hanfadi f.g2 (iyay, -isay) ld handadi.
m.l
Wadaag:
(f.g) Qof u cagajuglayn.
(f.mg) Bootin fudud nafley dagaal maagani boodid.
(f.mg) Qof hurda nixid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Qof fil uu mas'uuliyad ku hana karo gaari; tabargalid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(juqr.) Dabayl kulul oo qallalan oo ka soo dhacda meelaha dulaha ah una soo dhacda xeebaha, gaar ahaan dalka koonfurta Afrika; waxaana ay dalkaas ka dhacdaa xilliga jiilaalka. Hanfigu wuxuu dhulka Soomaalida ka dhacaa xilliga xagaaga, waxaanu ka dhacaa Xeebta Badda Cas, sida Berbera iyo Jabuuti.
m.l
Wadaag:
Bixid, argagixid. ld anfariir2.
f.mg1
-iiray, -iirtay
Wadaag:
Cabsiin, nixin. ld anfariiri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Cunto yar oo qadada ama cashada ka hor la cuno. ld hanfaafurro.
m.dh
Wadaag: