Qeexid
"Bixid, argagixid. ld anfariir2."
[-iiray, -iirtay]
hanfariir2 iray
hanfariir2 irtay
f.mg1"Bixid, argagixid. ld anfariir2."
Wadaag:
Cabsiin, nixin. ld anfariiri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Yaab weyn iyocabsi dareemid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof la hanfariiray ahaansho. ld anfariirsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg hanfariirsan. ld anfariirsanaan, anfariirsanaansho, hanfariirsanaan
m.f.dh
Wadaag:
Dareen kulminaya yaab weyniyo cabsi; argaggax.
ld anfariirid.
m.l
Wadaag:
Illaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. ld handad1.
m.l
Wadaag:
Dhar jilicsan oo qurxoon qaalina ah oo duntiisa ay samayso diirdiirxariireedu.
(-ryo, m.dh) Summad idaha dhegaha looga dhigo oo labo alif ah.
m.dh
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Qof illow shiinyo badan oo fudud hanfadi f.g2 (iyay, -isay) ld handadi.
m.l
Wadaag:
Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Cabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax anfariirhayo ahaansho. ld hanfariirsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: