Qeexid
"eeg hanfariirsan. ld anfariirsanaan, anfariirsanaansho, hanfariirsanaan"
"eeg hanfariirsan. ld anfariirsanaan, anfariirsanaansho, hanfariirsanaan"
Wadaag:
Qof la hanfariiray ahaansho. ld anfariirsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax anfariirhayo ahaansho. ld hanfariirsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Bixid, argagixid. ld anfariir2.
f.mg1
-iiray, -iirtay
Wadaag:
Cabsiin, nixin. ld anfariiri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg hawaarsan. ld hawaarnaan, hawaarnaansho, hawaarsanaansho.
m.f.dh
Wadaag: