Qeexid
"Dabayl kulul."
"Dabayl kulul."
Wadaag:
(juqr.) Dabayl kulul oo qallalan oo ka soo dhacda meelaha dulaha ah una soo dhacda xeebaha, gaar ahaan dalka koonfurta Afrika; waxaana ay dalkaas ka dhacdaa xilliga jiilaalka. Hanfigu wuxuu dhulka Soomaalida ka dhacaa xilliga xagaaga, waxaanu ka dhacaa Xeebta Badda Cas, sida Berbera iyo Jabuuti.
m.l
Wadaag:
Illaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. ld handad1.
m.l
Wadaag:
Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Qof illow shiinyo badan oo fudud hanfadi f.g2 (iyay, -isay) ld handadi.
m.l
Wadaag:
Wax mas'uuliyaddooda ku filnaasho.
Wax hantiyid ama qabsasho.
f.g3
-ntay, -natay
Wadaag:
Dembi ah wax ka baxsan ballannada herinta ama xeerka qofkii ku xad gudba ayaa la yiraahdaa (hannaa gashay) waxaana ugu culus, u galmoodka naageed inta ugaarsiga lagu jiro ama loo tabaabushaysanaayo, siiba waqtiyada oroobka.
m.dh
Wadaag:
Finan madaxa ka soo baxa oo timaha hoolhoola.
Booli; xaaraan.
m.dh
Wadaag:
(-ddo/-dyo, m.dh) Nin karti iyo hufnaan dheeraad ah isku darsaday; diric.
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Dhuunta meesheeda hoose oo godan; galaw; halaw.
m.l
Wadaag:
Bixid, argagixid. ld anfariir2.
f.mg1
-iiray, -iirtay
Wadaag:
Cabsiin, nixin. ld anfariiri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Cunto yar oo qadada ama cashada ka hor la cuno. ld hanfaafurro.
m.dh
Wadaag: