Qeexid
"Canaan kulul. ld hangaaggurro."
"Canaan kulul. ld hangaaggurro."
Wadaag:
(-llo, m.dh) Maro cad oo ay in muddo ah xirato haweeney ninkeedii dhintay; asay. ld hengel2.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Cunto yar oo qadada ama cashada ka hor la cuno. ld hanfaafurro.
m.dh
Wadaag:
Canaan kulul oo cid loo jeediyo.
Si qarsoodi ah oo cid loo waxyeelleeyo. ld hangaggurreyn.
m.dh
Wadaag:
Canaan kulul cid u jeedin.
Qof si sir ah u waxyeellayn.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Cayayaan yaryar oo lugo badan leh, oogadiisuna leedahay girgiro, midabkiisuna yahay madow. ld hanqaraarac.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Qalab qori oh oo labo gantood iyo gar soo godan leh oo reermiyigu xoolaha ku ootaan. ld hankool.
m.l
Wadaag: