Qeexid
"Canaan kulul oo cid loo jeediyo."
Qeexid Xigta
Si qarsoodi ah oo cid loo waxyeelleeyo. ld hangaggurreyn.
"Canaan kulul oo cid loo jeediyo."
Si qarsoodi ah oo cid loo waxyeelleeyo. ld hangaggurreyn.
Wadaag:
Canaan kulul cid u jeedin.
Qof si sir ah u waxyeellayn.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Maro cad oo ay in muddo ah xirato haweeney ninkeedii dhintay; asay. ld hengel2.
m.dh
Wadaag:
Wax soconaya ama ordaya waxa horay u rida.
Dhibaato.
m.dh
Wadaag:
Cayayaan yaryar oo lugo badan leh, oogadiisuna leedahay girgiro, midabkiisuna yahay madow. ld hanqaraarac.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Qalab qori oh oo labo gantood iyo gar soo godan leh oo reermiyigu xoolaha ku ootaan. ld hankool.
m.l
Wadaag: