Qeexid
"(-llo, m.dh) Maro cad oo ay in muddo ah xirato haweeney ninkeedii dhintay; asay. ld hengel2."
"(-llo, m.dh) Maro cad oo ay in muddo ah xirato haweeney ninkeedii dhintay; asay. ld hengel2."
Wadaag:
Qorrax hoos ka gelid.
U h.: cid waqti duhur ah u martiyid. ld hergel2.
f.mg1
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid. ld fansaar3.
f.g1
Wadaag:
Shaqo bilaabid.
U h.: wax helitaankooda ku dedaalid
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
/mg. 1 (-alay, -ashay; -geli) Cid magan u noqosho (qof).
f.g
Wadaag:
Cayayaan yaryar oo lugo badan leh, oogadiisuna leedahay girgiro, midabkiisuna yahay madow. ld hanqaraarac.
m.l
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Sharci, barnaamij iwm hirgelid.
f.mg1
Wadaag:
(-llo, m.dh) Qalab qori oh oo labo gantood iyo gar soo godan leh oo reermiyigu xoolaha ku ootaan. ld hankool.
m.l
Wadaag:
Canaan kulul oo cid loo jeediyo.
Si qarsoodi ah oo cid loo waxyeelleeyo. ld hangaggurreyn.
m.dh
Wadaag: