Qeexid
"(-yayaal, m.l/dh) Labada carrab oo yaryar oo ku yaal qalalka wadnaha: dhiigga wadnaha soo gelaya ayay soo daayaan oo soo wareegaan inuu dib u noqodana u diidaan."
"(-yayaal, m.l/dh) Labada carrab oo yaryar oo ku yaal qalalka wadnaha: dhiigga wadnaha soo gelaya ayay soo daayaan oo soo wareegaan inuu dib u noqodana u diidaan."
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (c.nafl.) Sooh qaab gaar ah leh oo ay xubnaha qaarkood oo qaab dhuumeed leh u yaal ama meelo ciriiriya socoshada dareere dhex maraya, xubnahaas oo hal jiho oo keliya oo sii deynaya. Gufafku waxay lagama maarmaan u yihiin: aroorrada, wadnaha iyo xididdada liinfada.
m.l
Wadaag:
Wax hannaan wanaagsan u yeelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(c.nafl.) Gufka u dhexeeya qolqolka sare ee midig iyo qolqolka hoose ee midig, wuxuu leeyahay saddex farood oo u sii daaya dhiigga ka yimaada qolqolka sare in uu ku shubmo qolqolka hoose, wuxuuna celiya in dhiigu kor u soo noqdo.
m.l
Wadaag: