Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) (c.nafl.) Sooh qaab gaar ah leh oo ay xubnaha qaarkood oo qaab dhuumeed leh u yaal ama meelo ciriiriya socoshada dareere dhex maraya, xubnahaas oo hal jiho oo keliya oo sii deynaya. Gufafku waxay lagama maarmaan u yihiin: aroorrada, wadnaha iyo xididdada liinfada."

Wadaag: