Qeexid
"Ereyo iyo cagajuglayn cid lagu cabsi gelinayo. ld hanjabid."
"Ereyo iyo cagajuglayn cid lagu cabsi gelinayo. ld hanjabid."
Wadaag:
U h.: qof u cagajuglayn. ld hanjan.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
eeg hanjab. ld hanjabaad, hanjabo, hanjamaad, hanjamid, hanja mo.
m.f.dh
Wadaag:
(-ddo/-dyo, m.dh) Nin karti iyo hufnaan dheeraad ah isku darsaday; diric.
m.l
Wadaag:
Hanjaleelo ama diliq ka keenid (carrurr).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Matag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada; diliq.
m.dh
Wadaag:
.j Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma labada; darajada ay hal darajo ka sarrayso.
m.l.t
Wadaag:
(-byo, m.dh) H. ah: dabinkabood; lumid. ld habow1 (2).
m.l.kh
Wadaag:
Ciid budo ah oo dabayshu kiciso.
H. ah: jimic (xoolo).
m.l
Wadaag:
(-do, m.dh) Dhul gariir iyo dabayl xooggan oo ka dhasha meel qarax weyn iwm ku dhacay.
m.dh
Wadaag: