Qeexid
"Gocoso gacan qob uga saarid."
[-day, -dday]
hanjiid2 ay
hanjiid2 day
f.g1"Gocoso gacan qob uga saarid."
Wadaag:
Gocoso, qob gacan kaga saarasho.
f.g3
-daday, -datay
Wadaag:
Qob ka saaridda in yar oo gocoso ah gacan qobka looga saaro.
m.l
Wadaag:
Gocoso gacan qob uga saarayo ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
U h.: qof u cagajuglayn. ld hanjan.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(-dyo, m.l) Summad alif dheer ah oo xoolaha daanka looga dhigo.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Qof u cagajuglayn.
(f.mg) Bootin fudud nafley dagaal maagani boodid.
(f.mg) Qof hurda nixid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Da'yaraan ku dhimasho (dad iyo xoolo).
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag: