Qeexid
"Gocoso, qob gacan kaga saarasho."
[-daday, -datay]
hanjiid aday
hanjiid atay
f.g3"Gocoso, qob gacan kaga saarasho."
Wadaag:
Qob ka saaridda in yar oo gocoso ah gacan qobka looga saaro.
m.l
Wadaag:
Gocoso gacan qob uga saarayo ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
U h.: qof u cagajuglayn. ld hanjan.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Cad hilib ah oo yaalla lafdhabarka, misigta korkeeda.
m.dh
Wadaag:
Da'yaraan ku dhimasho (dad iyo xoolo).
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
(-dyo, m.l) Summad alif dheer ah oo xoolaha daanka looga dhigo.
m.dh
Wadaag:
eeg hanjab. ld hanjabaad, hanjabo, hanjamaad, hanjamid, hanja mo.
m.f.dh
Wadaag:
Ereyo iyo cagajuglayn cid lagu cabsi gelinayo. ld hanjabid.
m.dh
Wadaag: