Qeexid
Daal iyo dhibaato badan lagala kulmo socod muraadkii lagu hungoobay.
Daal iyo dhibaato badan lagala kulmo socod muraadkii lagu hungoobay.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax lagu hungoobay daal iyo dhibaato badan kala kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Waayidda la waayo wax rajo ama han weyn loo lahaa. ld hawohankaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax heliddooda rajo wayn laga lahaa waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hankaag2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax hankaag la kulmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hankaagsan. ld hankaagsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hawohankaag1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ka h.: Wax aad uga dhergid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: ld amakaag2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld amakaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof wax uu rajo weyn ka lahaa helitaankooda in uu waayo gayeysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld hankaag-sanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld hawohankaajin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hawohankaaji. ld hawohankaajis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax sidii laga rabay noqosho.
Qeexid Xigta: Ka h.: wax ama meel ka tegid.
Qeexid Kale: Ku h.: wax, ama meel si toos ah u abbaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Baaba'; le'asho.
Qeexid Xigta: ld halaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax baaba' ka dhigid. ld halaaji, hallig2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Oogada dadka inteeda hore; soojeed.
Qeexid Xigta: H. ah: toos; wanaag; sax.
Qeexid Kale: ld hagaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Si wax fog loo arko hanqalka oo kor loo taago.
Qeexid Xigta: Wax aan helitaankoodu sahlanayn oo la higsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: U h.: Wax aan helitaankoodu sahlanayn higsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]