Qeexid
"(-llo, m.dh) ld hangool."
"(-llo, m.dh) ld hangool."
Wadaag:
(-llo, m.dh) Qalab qori oh oo labo gantood iyo gar soo godan leh oo reermiyigu xoolaha ku ootaan. ld hankool.
m.l
Wadaag:
Daal iyo dhibaato badan lagala kulmo socod muraadkii lagu hungoobay.
m.l
Wadaag:
Wax lagu hungoobay daal iyo dhibaato badan kala kulmid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax xoqid.
Timo, dhogor iwm hoobin.
Wax dub ka qaadid.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
Wax hankaag la kulmay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: