Qeexid
"eeg hanqaloocso. ld"
"eeg hanqaloocso. ld"
Wadaag:
Si wax meel hoose ku jira loo eego hanqal laalaadin.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qaadidda qaarka sare kor loo qaado, iyadoo caloosha gadaal loo riixayo, meel hoosana la eegayo.
ld hanqalooqsasho.
m.l
Wadaag:
Qaarka sare ee dadka inta madaxa iyo caloosha u dhexeysa. ld hangal1.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Daloolka meesha sanka iyo afku isaga furanyihiin ku yaal.
m.l
Wadaag: