Qeexid
"Si wax meel hoose ku jira loo eego hanqal laalaadin."
[-saday, -satay]
hanqaloocs aday
hanqaloocs atay
f.g3"Si wax meel hoose ku jira loo eego hanqal laalaadin."
Wadaag:
Qaadidda qaarka sare kor loo qaado, iyadoo caloosha gadaal loo riixayo, meel hoosana la eegayo.
ld hanqalooqsasho.
m.l
Wadaag:
Qaarka sare ee dadka inta madaxa iyo caloosha u dhexeysa. ld hangal1.
m.l
Wadaag:
Wax dhan u soo janjeersasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Daloolka meesha sanka iyo afku isaga furanyihiin ku yaal.
m.l
Wadaag:
U h.: Wax aan helitaankoodu sahlanayn higsasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Si wax fog loo arko hanqalka oo kor loo taago.
Wax aan helitaankoodu sahlanayn oo la higsado.
m.l
Wadaag:
Cod weyn oo sida gugaca iwm oo kale ah bixin.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: