Qeexid
"U h.: Wax aan helitaankoodu sahlanayn higsasho."
[-gay, -gtay]
hanqaltaag2 ay
hanqaltaag2 tay
f.mg1"U h.: Wax aan helitaankoodu sahlanayn higsasho."
Wadaag:
Si wax fog loo arko hanqalka oo kor loo taago.
Wax aan helitaankoodu sahlanayn oo la higsado.
m.l
Wadaag:
Qaarka sare ee dadka inta madaxa iyo caloosha u dhexeysa. ld hangal1.
m.l
Wadaag:
Wax lagu hungoobay daal iyo dhibaato badan kala kulmid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Gorayo, cantalaay iwm baal fidin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Daloolka meesha sanka iyo afku isaga furanyihiin ku yaal.
m.l
Wadaag:
Qaadidda qaarka sare kor loo qaado, iyadoo caloosha gadaal loo riixayo, meel hoosana la eegayo.
ld hanqalooqsasho.
m.l
Wadaag:
Wax baaba' ka dhigid. ld halaaji, hallig2.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax sidii laga rabay noqosho.
Ka h.: wax ama meel ka tegid.
Ku h.: wax, ama meel si toos ah u abbaarid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Si wax meel hoose ku jira loo eego hanqal laalaadin.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cod weyn oo sida gugaca iwm oo kale ah bixin.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax heliddooda rajo wayn laga lahaa waayid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag: