Qeexid
"Qof hantaarurrayn."
Qeexid Xigta
Wax dhibaato gaarsiin. ld hataaqee, hintaaqee, nitaaqee.
[-qeeyay, -qaysay]
hantaaqe eeyay
hantaaqe aysay
f.g2"Qof hantaarurrayn."
Wax dhibaato gaarsiin. ld hataaqee, hintaaqee, nitaaqee.
Wadaag:
Turaanturro.
Wax lagu turaanturroodo.
Dhibaato. ld hataaqo, hintaaqo, nitaaqo.
m.dh
Wadaag:
Hantaaqo la kulmid. ld hataaqoo, hintaaqoo, nitaaqoo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
eeg hantaaqee. ld hataaqayn, hintaaqayn, nitaaqayn.
m.f.dh
Wadaag:
eeg hantaaqoo. ld hataaqood, hitaaqood, nitaaqood.
m.f.dh
Wadaag:
Wax ordaya ama soconaya turaanturro u dhigid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Meel dhulka ka hoosaysa oo yara godan. ld hataq.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -tici) Hadal aan milgo lahayn sheegid.
f.mg1
Wadaag:
Wax soconaya ama ordaya waxa horay u rida.
Dhibaato.
m.dh
Wadaag: