Qeexid

"Turaanturro."

Qeexid Kale

Dhibaato. ld hataaqo, hintaaqo, nitaaqo.

Qeexid Xigta

Wax lagu turaanturroodo.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hantaaqo oo kali ah:
  • Waxaanan ku soo gunaanadayaa naftii hamadii hubsiimo u heego dhacdaa hantaaqooyin gaadha waa u halis.
  • Faransiiska oo uu ka maqnaa Zinedine Zidane ayay ugu biirtay hantaaqo kale markii tiirka dhexe ee difaaca Frank Leboeuf, uu dhaawac gaadhay, taasna ay keentay in wax laga beddelo qaabka ciyaarta.